Degmada Guriceel

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Guriel District (Soomaali: Degmada Guriceel ) waxay ka mid tahay degmooyinka gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya Caasimadeeda Guriceel waa magaalada labaad ee ugu weyn gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya.

Quick facts Degmada Guriceel الثلاثاء, Wadanka ...
Remove ads

Tuulooyinka, iyo magaalooyinka

Degmada Guriceel waxay leedahay 120 tuulo, magaalooyin iyo magaalo. Liiska tuulooyinka, magaalooyinka iyo magaalada Guriceel ee degmada Guriceel.

Thumb
Duleedka Magaalada Guriceel.


  • Guriceel (Caasimada)
  • Wara-Dhuumaale
  • Ceel Dheere
  • Dhagaxyaale
  • Diiriye hasan
  • Dooyaale
  • Cali xasan
  • Barlef
  • Dabare
  • Cali Jir
  • Godwil
  • Iluule
  • Ramaale
  • Ceelbaraf
  • Gala-qoryaale
  • Bulbul
  • Kora goys
  • Habar-Cirir
  • Ina Cabad
  • Guuleed bogcad
  • Gofado
  • Xajinle
  • Dabaydley
  • Lanle
  • Maroodile
  • Labiley
  • Yanyaley
  • Ceel-habred
  • Beenyaley
  • Dhanforaris
  • Qootalo
  • Balihowd
  • balidaqaf
  • Xabadale

Calaale

  • Fooley
  • Mareerey
  • Jicle
  • Xersi lugey
  • Dumaaye
  • Ilix
  • Afcegag
  • Bar Siyable
  • Tosan Dher
  • Sina Dhaqo
  • Labi Dulle
  • Isma Dhaqo
  • lamo Fanax
  • Tulo Cano
  • Galqoryaale
  • Yibirsuge
  • Gabuun
  • Daarood Ceynshe
  • Qaydar
  • Ribadle
  • Lan Ijaabo
  • Buuhoodle
  • Dabeyl
  • Kadhakole
  • Ariqaraf
  • Balli-Dhig
  • Garasle
  • Balli Sharaf
  • Xodale
  • Golangole
  • Miiryahudle
  • Iidow
  • Hertis
  • Xulfadi axmed gurey
  • Gaduud shiid
  • Cilmi Joowle
  • Dudubley
  • Labi Hiiraan
  • Dadale
  • Odaale
  • Balicad
  • Cilmi jowle
  • Lamo
  • Walomooge
  • Jora Jowhar
  • Salaxdhadhab
  • Bobdheere
  • Bole
  • Dabare
  • Buulo Shiikh
  • Lebi Dulo
  • Degayaare
  • Farmalagle
  • Goragiyahor

Iyo tuulooyin kale, magaalooyin iyo magaalooyin kale oo badan.

Remove ads

Maqaalo

Degmada Guriceel Baadiyaha

Thumb
Thumb
Thumb
Thumb
Thumb

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads