Degmada Maxaas
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Mahas District (Soomaali: Degsiimada Maxaas ) waa degmo ku taal gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya Waxay ku taal bariga gobolka Hiiraan Waxay xad la leedahay Degmada Ceel Buur, Degmada Aadan Yabaal, Degmada Matabaan Degmada Guriceel, iyo Degmada Beledweyne. Degmadan ayaa waxaa degan beelaha Murusade iyo Xawaadle ee Hawiye.
Remove ads
Sidoo kale eeg
Maxaas xarunta degmada
Xusuusin
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads