Dekada Laasqorey

Dekedda Soomaaliland From Wikipedia, the free encyclopedia

Dekada Laasqorey
Remove ads

Dekada Laasqory (Af Ingiriis : Port of Las Khorey iyo Las Khorey Port) waa dekad ku taala xeebta magaalada Laasqorey ee Jamhuriyada Somaliland. Dekadani waxay ka mid ahayd dakadihi ugu weyn ee ugu mashquulka badnaa Geeska Afrika.[1]

Quick facts Dekada Laasqorey Port of Las Khorey, Meesha ku taalo ...
Remove ads

Dekadaha Soomaaliland

Wadanka Soomaaliland wuxu leeyahay xeebta ugu dheer qaarada Afrika,[2] taasi oo u suurtogelisay ineey yeelato tiro badan dekado ah. Si kastaba ha ahaatee, dekadaha ugu waaweyn ee si xoogan uga shaqeeya wadanka Soomaaliland waxaa ka mid ah:

Dhinaca kale, wadanka Soomaaliland waxaa ku yaala tiro badan oo dekedo dabiici ah, qaar kale qadiimi yihiin. Dekeda ugu weyn wadanka waa Dekada Berbera oo Dawlada Somaliland gacanta ku hayso Sidaas ay tahay waxaa jira tiro badan oo dekedo ah; kuwaasi waxaa ka mid ah: Lughaya, Ceelayo, Ceelsheekh iyo Xiis

Remove ads

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads