Xiis
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Xiis waa magaalo ku taala waqooyiga ceerigabo ee xeebaha gobolka sanaag waxayna isku dhowyiihin Maydh , xiis waa magaalo qadiima waxana ay wax kaso degi jireen ilaa qarnigi 14aad. waan magaalo xeebeed ku taalla, xeebihii la odhan jiray Maakhir koos.
Qabiilka dega xiis
Waxa dega beelaha uduruxmiin Muuse abokor ee habar jeclo
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads