Dekatul Raxmaan

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dekatul Raxmaan
Remove ads

Dekatul Raxmaan (Af Ingiriis : Natural harbour) waa dekad dabiici ah oo ku taal Gobolka Bari ee Dalka Soomaaliya, Dekadanu waxay aad u shaqayn jirtay ka hor intaan la dhisin dekadaha Dalka ee gacan ku samayska ah gaar ahaan Dekadda Magaalada Boosaaso. Waxay ku taal Deegaanka Bacaad oo Afartan kilo mitir u jira Magaalada Boosaaso kagana aadan jihada Bari, kana mid ah meelaha maamul ahaan hoos yimaada degmada Boosaaso.

Quick Facts Deketul Raxmaan Natural Harbour, Meesha ku taalo ...
Remove ads

Dekadaha Soomaaliya

Dhinaca kale, wadanka Soomaaliya waxaa ku yaala tiro badan oo dekedo dabiici ah, qaar kale qadiimi yihiin. Dekeda ugu weyn wadanka waa Dekada Muqdisho oo Dawlada Federaalku gacanta ku hayso. Sidaas ay tahay waxaa jira tiro badan oo dekedo ah; kuwaasi waxaa ka mid ah: Caluula, Maydh, Dekatul Raxmaan, Lughaya, Eyl, Qandala, Xaafuun, Hobyo, Garacad iyo Ceelmacaan.

Remove ads

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads