Diridhabe
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Diridhaba (Af Ingiriis : Dire Dawa; Af Amxaari : ድሬ ዳዋ; Af_Oromo: Dirre Dhawaa; laga wado. "Meel raaxo",[3] Af Carabi : لاسعانود; Af Soomaali : Diri Dhaba[4] laga soo xigtey: meeshii Dir ku dhaqneyd[5]) waa caasimad ku taala wadanka Itoobiya taasi oo degan yihiin Soomaali gaar ahaan beelaha dir iyo gabooye, Oromo, Canfar iyo Amxaaro.
Sida lagu sheegay buuga la yidhaahdo "Futuh Al Habasha: Conquest of Abyssinia", deegaanka waxaa loo bixiyay magaca Diri Dhaba markii ay soo dageen beesha Dir iyo beesha gabooye ah wakhti lagu qiyaaso shan qarni ka hor.[6]
Remove ads
Muuqaalo
- Magaalada Diridhaba
- Tareenka Diridhaba
- Maabka deegaano ku yaala Itoobiya
- Shirkada Sibidhka Itoobiya
- Tagaasida Dire Dawa
Sidoo kale fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads