Shabeel

From Wikipedia, the free encyclopedia

Shabeel
Remove ads

Shabeel (Af Carabi : ar Af-Laatiin: panthera pardus Af Ingiriis : leopard) waa xayawaan ka mid ah Bahda Bisadda kaas oo cuna hilibka, isla markaana ku nool duurka. Shabeelku waa mukulaal weyn oo ku nool Afrika iyo Aasiya. Shabeelka wuxuu ku noolaan karaan jawi kasto, meelaha roobka badan, buuraha dhaadheer iyo keymaha waaweeyn. Shabeelka qaaradda Aasiya wuxuu leeyahay xariijimo huruud iyo madoow ah, laakiin noocyada ku nool qaaradda Afrika wuu ka midab duwan yahay. Sidoo kale, waxaa jira Shabeel midabkiisu caddaan yahay oo loo yaqaanno Shabeelka Cad. Bahda Bisadda waxaa la isku yidhaahdaa xayawaanno badan oo duurjoog ah kuwaas oo dhammaantood leh qaabdhismeed jidhka bisadda. Waxaana ka mid ah: bisadda, guduudanaha, libaaxa (aarka iyo goosha), harimacadka iyo kuwo kale oo leh qaabdhismeedka bisadda.

Quick Facts Xaalad xanaaneed, Kala soocida cilmiga ah ...
Remove ads

Fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads