Xawaare

From Wikipedia, the free encyclopedia

Xawaare
Remove ads

Xawaare (Af Ingiriis : Speed; Af Carabi : ar) waa halbeegga lagu ogaado orodka awoodda socota ee shay, aalad ama walax ku socoto waqti kooban gudaheed. Si la mid ah halbeegyada dhererka, balaca iyo jooga ayaa masaafada xawaaraha loo qeybiyaa waqtiga.

Thumb
Xawaaraha gaadiidka waxaa lagu qiyaasaa kilomitir/saacad.

Astaanta Nidaamka Caalamiga ee Halbeega Dunida ee xawaaruhu waa mitir/ilbiriqsi ama (m/s). Sidoo kale waxaa la isticmaalaa kilomitir/saacad ama (km/h), iyo dalalka qaar sida Maraykanka waa mayl/saacad (mi/h).

Inta la ogyahay, xawaaraha ugu dheereeya ee awood ama shay kale ku socon karo waa Xawaaraha Ileyska kaas oo la mid ah 299,792,458 mitir ilbiriqsigiiba (m/s), taas oo qiyaas ahaan u dhiganta 1079 milyan kilomitir saacadiiba ama (671,000,000 mph).

Remove ads

Halbeega Degreega

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads