Ingiriis (Dad)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Dadka Ingiriiska (Af Ingiriis : English; Af-Carabi: إنجليز) waa bulsho iyo qoomiyad ka soo jeeda wadanka Ingiriiska, kuwaasi oo ku hadla luuqada Af-Ingiriisi.
Remove ads
Bilowggii
Dadka Ingiriisigu waxay tixraacaan dadka haysta dhalashada Ingiriiska ama asal ahaan Ingiriiska. England waa mid ka mid ah quruumaha ka tirsan jasiiradda Great Britain. Waxay jasiiradda la wadaagtaa Scotland (Scots) iyo Wales (Welsh-ka).
England sidoo kale waa qayb ka mid ah Boqortooyada Ingiriiska oo ay weheliso Scotland, Wales iyo Northern Ireland. Sababtaas awgeed, dadka Ingiriisku waa dad Ingiriisah.
Asal ahaan, dadka Ingiriisku waxay ka soo farcameen Anglo-Saxon iyo Celts. Dadka Ingiriisida casriga ah waxay inta badan leeyihiin awoowayaal dalal kala duwan ka yimid. Badanaa, awoowayaashood waxay ka yimaadeen wadamada kale ee Yurub iyo adduunka intiisa kale.
Remove ads
Dhalashada
Dad badan ayaa ka taga Ingiriiska si ay ugu noolaadaan dalalkii uu Ingiriisku gumaysan jiray. Kuwaas waxaa ka mid ah Ameerika, Australia iyo Kanada. Wadamada ay ku nool yihiin dadka ugu badan ee Ingiriisi ah, marka laga reebo Boqortooyada Ingiriiska.:• Waa Ameerika, Australia, Kanada, iyo New Zealand iyo Sub Hindiya Conitinent.:•
Dhaqdhaqaaqa jihada kale ayaa xitaa ka sii muhiimsan. Qiyaastii 40 ilaa 44 milyan oo qof oo ku nool waddamo kale ayaa gebi ahaan ama qayb ahaan ka soo jeeda Ingiriiska. Xogta tirakoobku waxay caddaynaysaa hadalladan.[8].!!
Remove ads
Muuqaalo
- Sawiro
- Calanka Kanada.:•
- Calanka Ustareliya.:•
- Calanka Niyuusiilaand .:•
- Farshaxanka iyo hidaha iyo dhaqanka dadka Ingiriiska
- Mid ka mid ah boqoradii soo xukumi jiray boqorooyada ingiriiska
- Madaxweynihii koowaad ee Maraykanka Mudane George Washington wuxuu asal ahaan ka soo jeedaa dadka Ingiriiska.
- Maabka iyio sida u degan yihiin wadanka Ingiriiska
- Calanka British EMPIR3 ee (1707).:•
- Calanka Gobolada Midoobay.:•
[6].:•
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads