Isku dhis

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Isku Dhis

Thumb
Falgalka labo atom oo Haydarojiin iyo hal atom oo Ogsajiin ah waa Isku dhiska biyo

Isku dhis (Ingiriis: compound) waa falgalka labo ama in badan oo atomka curiye ah, kuwaas oo soo saara walax cusub.

Isku dhisku waa mid labo gees ah oo marka tiro atomyo ah isdhex-galaan dib ayaa loo kala saari karaa haddii loo baahdo.

Tusaale ahaan:

Ayadoo la isticmaalayo Heerkul qiyaasan ayaa labo atom oo Haydarojiin iyo hal atom oo [Ogsajiin]] ah la isla falgalin, waxana soo baxaya Isku dhiska [[biyo].

2H + 1O = H2O

Remove ads

Qeybaha Isku Dhisyada

Isku Dhisyada Dabiiciga

Fal-galka Curiyeha

Isticmaalka Isku Dhiska


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads