2 (tiro)

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads


2 (afcarabi: ٢; Roomaan: II; Giriig: β'; Ge'ez: ፪; Bengali: ২; Shiinaha: 二,弍,贰,貳; Devanāgarī: २ (do); Telugu: ౨; Tamil: ௨; Hebrew: ב; Khmer: ២; Korean: 이,둘; Thai: ๒) waa thiinka sadexaad ee tirada (waxaa ka horeeya 0 iyo 1), waa lambar dhaban ah taasi oo habka xisaabta ee tirada loo qoro labo. Waxa ka horeeya lambar 1 waxaana ku xiga lambar 3.[1][2]

File:Two.png
Lambar 2
Quick Facts ← 1 2 3 →, Tiro qiime ...

Tirada 2 waa lambarka 2aad tobanka lambar ee aasaaska u ah dhamaan tirada.

Remove ads

Taariikh

Thumb
Isbedelka lambar "2" soo martey.

Taariikhda samaysanka tiradan lambar 2 waxay dib u noqonaysaa qarniyo badan. Markii ugu horeeysay, qabiilka hindida Brahmin waxay isticmaali jireen labo xariijin oo u taagan lambar 2. Wakhti ka dib, isbedel ayay ku sameeyeen labadii xariijin ayagoo 45 degree u jeediyay (xoogaa yar qalooc ah), isla markaana gaabiyay dhererka xariijinta sare. Mudo ka dib, dadka Nagariga ayaa bedel ku sameeyay labadii xariijin ayagoo laynka sare qoloociyay isla markaana ku xidhay kan hoose.[3] Naqshada noocani ah waxaa la qabsi ku sameeyay qabiilka Ghubar ee Carabta kuwaasi oo xariijintii hoose toosiyay tii sarena qaloociyay kana dhigay hal lambar oo is-heysta.


Wadanada reer Yurub waxay isbedel yar ku sameeyeen habka qoraalka tirada Carabiga ah, taasi oo ah aasaaska tirada aan maanta isticmaalno.[4]

Jadwalka Tirada 2

More information ...
More information , ...
More information , ...

Isticmaalka Sayniska

Thumb
Qoraalka dhijitaal ee lambar 2.

Tirada lambar 2 waxaa lagu isticmaalaa qeeybo badan oo Sayniska ah, kuwaasi waxaa ka mid ah:

Liiska Tirada

Qoraalo La Mid ah

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads