Ogsajiin

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Ogsajiin «O2» (Ingiriis: Oxygen) waa curiye kimikeed uu astaankiisuna yahay 8 tirada atam kiisuna tahay 8, taasina waxay u dhigantaa inay bu'diisu haysato 8 borotoon. Tirada niyuutaroon-nadu waxay ku xirantahay aysotoob: kan aysotoobka dagani wuxuu leeyahay 8, 9, ama 10 niyuutaroon. Ogsajiinku wuxuu ka tirsan yahay ururka-chalcogan marka la fiirsho tusaha kalgalka, kuwaas oo ah birma-ahe falgal sarreeya, iyo ogsidheeye u nugul la samaynta ogsaydh curiyaasha iyo iskudhisyada kale. Markii la eego cufka, ogsijiinku waa curiyaha saddex-aad ee ugu badan koonka, goortii laga reebo haydarojiin iyo hiiliyam. Beegaalka heerkul iyo cadaadis, labo atam ayaa is-gunta oo sameeya ogsijiin-labaale (dioxygen), kaas oo ah neef (gas) aan midab iyo ur toonna lahayn oo la yiraahdo neef laba atamle (diatomic gas) oo leh naaneysta (formula) O2. Ogsijiin- labo atamle (diatomic oxygen) wuxuu ka kooban yahay 20.8% ee gibilka dhulka. Madaama ay iskudhisyadiisa ay ka midyihiin ogsiidhyo, oogada dhulka badhkeed ayaa ka sameysan curiyaha.

Quick Facts Ogsijiin, Muuqaalka ...
Remove ads

Taariikhda Ogsajiinta

Atomka Ogsajiinta

Isticmaalka Ogsajiinta

Thumb
Oxygen

Oxygen Waxa uu ka mid yahay qaybaha ugu muhiimsan ee kimikada waxaana loo soo gaabiyaa xarafka ah "O" Atam kiisuna waa 8 waana gaaska aduunka ugu badan.

Tixraac

Quick Facts
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads