Haaydarojiin
curiye From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Hydrogen ama Haaydarojiin Waa qayb ka mid ah curiye yaasha Kimikada Waxaana loo soo gaabiyaa "H" Atam kiisuna waa 1 madab iyo dhadhan toona maleh.
Remove ads
Haaydarojiin (Ingiriis: Hydrogen) calaamad H waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay kow. Haaydarojiintu waa curiyeha ugu fudud dhamaan curiyeyaasha, taasina waa sababta looga dhigay lambar kow liiska Diwaanka Curiye.
Meereyaal iyo Xidigyo badan ayaa ka intooda u badan ka sameeysan curiyan Haydarojiinta. Sidoo kale Haydarojiintu waa Neef bilaa ur, dhadhan iyo midab ah isla markaana firfircooni uu kula falgalo curiye kale.
Dhinaca kale waa curiye aad muhiim ugu ah nolosha dhulka, sababtoo ah marka labo atom ama hal malakuyuul oo Haydarojiin la fal-gasho Ogsajiin waxaa soo baxa biyo.
Fal-galkaas waxaa uu u dhacaa sidan:
Haydarojiintu waa curiyaha kowaad ee hawoda ugu badan Koonka waa qiyaas dhan 75%, waxa ku xigaOgsajiin iyo Hiliyaam.
Remove ads
Haaydarojiin waxaa markii ugu horreysay kala saaray 1671-kii Robert Boyle.[1] Sannadkii 1776-kii, Henry Cavendish waxa uu u aqoonsaday inay tahay qaybteeda wuxuuna ugu yeedhay "hawo gubanaysa". Waxa uu xaqiiqsaday 1781 in gubideeda ay biyo samaysay.[2][3][4]
Antoine Lavoisier wuxuu u bixiyay Haaydarojiin magaceeda, laga soo bilaabo erayga Giriigga ee biyaha, 'υδορ'.[5]
Remove ads
Haaydarojiin waxaa inta badan loo isticmaalaa isku dhafka nukliyeerka iyo warshadaha batroolka.
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads