Qiiq
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Qiiq (ingiriis: Smoke) waa neef midabo badan leh, ha u bato midabka cadaanka, kaas oo yimaada marka shay dab la qabadsiiyo.
Waxaa jira noocyo badan oo qiiq ah dhamaantoodna waxaa keena dab, kul iyo koronto shidan.
Qiiq

Qiiqa aan maalin kasta aragno waxaa ka mid ah: qiiqa sigaarka, qiiqa dhuxusha iyo qiiqa wax kasta oo dab ku shidhan yahay.
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads