Sareen

From Wikipedia, the free encyclopedia

Sareen
Remove ads

Sareen (Af Ingiriis : Oat; Af Carabi : ar) waa xubin ka mid ah dhirta cowsleyda ah ee dhasha midhaha firileyda ah, taasi oo ka baxda meelo badan oo dunid ah. Sareenka waxaa loo isticmaalaa cunto ahaan, in kastoo wadano badan oo caalamka ahi u isticmaalaan ineey ku quudiyaan xoolaha la dhaqdo.

Kani waa maqaal ku saabsan Sareenka. Maqaalo kale fiiri Hadhuudh, garow, masago
Quick Facts Kala soocida cilmiga ah, Magaca laba-geesoodka ah ...
Remove ads

Asalka Geedka

Thumb
Beerista iyo soo saarka sareenka caalamka

Geedka sareenka oo Saynis ahaan loo yaqaano Avena sativa wuxuu asal ahaan ka soo jeedaa deegaanada Carada Nafaqada leh ee Bariga Dhow iyo Bariga Dhexe ee deegaanada Badhtamaha iyo Galbeedka qaarada Aasiya. Beerashada geedkan waxaa lagu qiyaasaa ilaa 5,000 taasi oo dadka iyo xooluhu u isticmaali jireen quud ahaan (cunto). Geedka iyo midhaha sareenku waxay qaraabo yihiin heeda iyo qamadiga.[1]

Remove ads

Beerista Sareenka

More information Tobanka Wadan ee Ugu Soo Saarka Badan—2013 (Kun Mitir Ton) ...

Sareenku wuxuu maanta ka baxaa meelo badan oo caalamka ah, gaar ahaan deegaanada cimilada qaboow. Si ka duwan geedaha garowga, qamadiga iyo heeda geedka sareenka korintiisu uma baahna kuleyl iyo roob badan midna; hadana sidaas ay tahay hadii uu helo biyo badan iyo cimilo dhexdhexaad ah sida ugu fiican ayuu u koraa.


Remove ads

Muuqaalka

Qoraalo La Xidhiidha


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads