Gabxaha Saxara

From Wikipedia, the free encyclopedia

Gabxaha Saxara
Remove ads

Gabxaha Saxara, Saxaraha Saxara (ingiriis: Sahara Desert; carabi: الصحراء الكبرى, “Gabxaha weyn ee saxara”) waa lamadegaanka ugu kuleylka badan aduunka, iyo midka sadexaad ee ugu weyn, marka laga reebo Lamadegaanka Antaraktika ee Cidhifka Koonfureed iyo Lamadegaanka Araktika ee Cidhifka Waqooyi ee dhulka, kaasi oo ku fadhiya deegaan baaxadiisu le'eg tahay 9,400,000 kilometir labo-laaban (3,600,000 sq mi) - midaasi oo u dhiganta iskudarka (wadarta) dhulka laboda wadan ee Mareykanka iyo Shiinaha. Saxarahani wuxuu ku yaala wadanada Waqooyiga Afrika ee laga bilaabo Suudaan, Liibiya ilaa bada Midatareeniyaanka, Aljeeriya, Tuuniisiya, Marooko, Masar, Mauritania, Saxaraha Galbeed, Jad, Maali, Nayjar ilaa laga gaadho wadanada dhinaca ku haya Gabxaha ee bariga ilaa galbeedka Afrika.

Quick Facts Countries, Highest point ...

Carotuulka meelo badan oo ka mid ah saxarahan waxay gaadhaan dherer joog ah oo dhan ilaa 180 metres (590 ft). Magaca Saxara waxaa laga keenay ereyga “صحارى” "ṣaḥārā" ee luuqada Carabiga ah.

Lama degaanka wayn ama Saxraha weyn waa dhul aad u weyn oo oomane ah. waa dhulka ugu balaaran oo woqooyiga afrika dhaca, waana saxaraha ugu wayn aduunka uguna kulul, 9 milayan oo km isku weer. waxaa ku badan togaga biyaha,


waxa kale oo saxaraha lagu yaqaanaa in maalintii ay tahay kuleel habeenkiina ay tahay qabaw aad udaran,

Lama degaankaan aya kulansanaya kow iyo toban dowladood: Masar, Suudaan, liibiya, tunisiya, Marooko, Aljeeriya, nayjar,Mooritaaniya, jad, maali, Eritrea ,lama degaankan ayaa jeexa wabiga ugu dheer dunida ee Niil,

Thumb
Meelaha ugu muhiimsan ee ku yaal saxaraha weyn ee afrika.
Remove ads

Aragti Guud

Gobolka saxaraha wayn waxaa galbeed bada atlaantiga, buuraha adlas iyo bada dhexe woqooyi, bada casna bari bay ka xigtaa, sudaan iyo toga nayjar koonfur, waxaa loo qaybiyaa mandiqada saxaraha wayn qaybo kala duwan sida: saxaraha galbeed, buuraha Hoggar, iyo buuraha Tibesti (Tibesti Mountains), buuraha cayr (Aïr Mountains) waana meel buuro qarfo badan, saxaraha teenaari (Ténéré), saxaraha liibiya (Libyan Desert) waana meesha ugu oonka badan, Cirifka ugu sareeya saxaraha wayn waa (Emi Koussi) dhirirkeedu 3,445 mitir (11,302 fiit) waxayna dhacdaa buuraha tibisti ee wadanka jad.

Remove ads

Dowladaha dhaca lama degaanka weyn

Toban waddan ayaa si wayn u matala saxaraha weyn





















































sido kale fiiri

Afrika

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads