Seey
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Seey ama Sowj (carabi: زوج ; ingiriis: husband amxaari: ባል) waa ninka iyo aabaha qoyska. Seeygu waa ninka qaba naagta xaaska ah isla markaana aabaha u ah caruurta, ilmaha iyo ciyaalka reerka.
Ninku waa inuu naagtiisa jeclaado. Ninku waa inuu reerkiisa hoggaamiyo. Ninku ma ahan inuu naagtiisa xumeeyo. Sinaysiga qofka xaaska ah waa wax xun. Ninka hal naag keliya buu qabi karaa, naagtuna hal nin keliya bay qabi kartaa.
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads