Xeebta Foolmaroodi

From Wikipedia, the free encyclopedia

Xeebta Foolmaroodi
Remove ads

Wadanka Xeebta Fool-maroodi (Af Ingiriis : Ivory Coast; Af Faransiis : Côte d'Ivoire) waa dawlad ku taala Galbeedka Afrika taasi oo xad la wadaagta wadanka Gaana dhinaca koonfureed; xaga galbeedna waxa ay xuduud kala wadaagtaa dalalka Gini iyo Laybeeriya; waxaa xaga bari ka xiga wadanka Mali iyo Burkina Faso. koonfurna waxa ay xuduud laleedahay.gacanka.giniya.iyo badwaynta atlantiga.casimada.siyaasadeed ee wadankaasi waa magaalada yamasakuuro.aakiin magaalada wadanka ugu wayni waa abuja.magacani waxa uu ku baxay ganacsadayaal afrikaana ayaa waxa ay ururinjireen fool maroodiga .kadib waxa ay ku iibinjireen xeebaha wadankaas.dalkani waaxa uu u qaybsamaa.58.gobol.

Thumb
Thumb
Thumb
Thumb
Quick Facts Xeebta Foolmaroodiga Côte d'Ivoire, Qaarada ...
Remove ads

Dadka

Dadka dagan dalkani waa dadka madaw.waxa .deegaanka lawadaaga dad aad u yar oo cadaana oo gumaystihii farnsiisku uu kaga tagay.waxa kale oo iyana kunool jaaliyado aad u balaadhan oo kayimi dawladaha carabta,sida suuriya iyo lubnaan.waxa lagu qiyasaa in lubnaaniyiinta wadankaas ku nooli ay gaadhayaan.200.000.oo qof.waxa ay leeyihiin ganacsiga ugu wayn ii wadankan.waxa wadankan kunool.qabiilooyin aad ubadan.qabiilooyinka ugu waaween waxa kamida qabiilada.booli.oo ah.%23.dadka wadankaas dagan.luqada rasmiga ah ee ay kuhadlaan dadka wdankaasiwaaluqada faransiiska.

Dadka La Dogan Xeebta Foolmaruudi

Remove ads

Diinta

In ku dhow 38.6% waxa ay haystaan diinta Islaamka.32.8 %.waxa ay haystaan.diinta kiristanka.halka in u dhaxaysa.11.9 % ay haystaan diimo gudaha dalkaas lagu caabudo.dad gaadhaya.16.7 % diinba mahaystaan.

Qoraalo Kale

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads