Xudun (degmo)

From Wikipedia, the free encyclopedia

Xudun (degmo)
Remove ads

Xudun (Af Ingiriis : Hudun) waa magaalo ku taala waqooyiga gobolka Sool ee ka tirsan Somaliland.[1]

Quick Facts Wadan, Gobol ...

Magaaladan waxa Dega beessha Sacad Yoonis

Thumb
Somaliland

Hordhac

Xudun waa degmo ku taalo gobolka Sool kana tirsan maamulka Ssc khaatumo ee somalia , waana degmo leh khayraad dabiici ah Sida Xoolaha Nool Dhul Beereed Weyn Dooxooyin Ceelal BiyoodYO Uu Ugu Horeeyo Ceelka Magaalada Xudun Ee Loo Yaqaan Manqo Waxay Kaloo Leedahay.

Ceelka Shidaalka ee ugu Weyn Gayiga Soomaaliyeed Gaar ahaan ssc khaatumo . Waxay kaloo demadani ku caantahay Fardaha ama gamaanka oo aad loogu yaqaan dooxooyinka hoosyimaada degamda Xuddun waxayna magaalo ahaan ugu weyntahay magaaloyinga gobolka sool.beelaha Dega waxa kamida Sacad Yoonis iyo in yar oo soomaalida kale ah .

Remove ads

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads