Libaax
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Libaax, Aar (Af Carabi : لاسعانود; Af-Laatiin: leo; Af-Taliyaani : leone; Af Ingiriis : lion;Af Ingiriis : lion; Af_Oromo: Leenca ; Af Amxaari : አንበሳ) waa xayawaan aad u weyn oo duurjoog ah oo hilibka cuna.

Libaaxa waxaa lagu maqacaabaa Boqorka Xayawaanka, sababtoo ah waa ugaadhsadaha dhamaan noolaha ku dhex nool keymaha.
Libaaxa kan lab waxaa loo yaqaan aar, tan dhedigna waxaa loo yaqaan gool, libaaxu waa xayawaan aad u khatar ah waxaana uu noolyahay qaarada Afrika iyo Hindiya, libaaxa waxa uu cunaa hilibka xoolaha, dadka iyo dhamaan xayawaanka.
Remove ads
Waddanamha
Waddanmaha Kale...
Libaaxu waa boqorka duurjoogta
Libaaxa ugu Wayn wuxukunoolyahay koonfurta AFRIKA
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads