Adana
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Adana (Af Carabi : ar; loogu dhawaaqo [aˈda.na] ) waa magaalo ku taala koonfurta wadanka Turkiga waana xarunta gobolka Çukurova. Adana waa magaalada shanaad ee ugu waaweyn magaalooyinka dalkaasi islamarkaana ugu hormarsan haday noqoto dhaqaale, warshaddo, waxbarasho iyo waliba gaar ahaan dhanka wax soo saarka beeraha iyo dhamaan cunooyinka oo ay Adana caanka ku tahay.
Remove ads
Sidoo Kale Fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads