Eskişehir
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Eskişehir (Af Carabi : لاسعانود; (Ku dhawaaqa Af-Turki: [esˈciʃehiɾ] ) Waa magaalo ku taalo Wuqooyi-Galbeed dalka Turkiga. Eskişehir waxay ku talaa jiinka wabiga Porsuk waxayna u dhexeysaa magaalooyinka Ankara iyo Istanbuul, waxaa ku yaal labada Jaamacadood ee caanka ah ee Eskişehir Osmangazi University iyo Anadolu University waxaana wax kabarta labadaasi Jaamacadood inka badan 100,000 oo adeeg waxbarasho iyo deegaan ka hela xarumaha Jaamacadahaas waxaana Eskişehir loogu yeeraa caasimadda waxbarashada dalka Turkiga.
Ardayda wax ka barta Eskişehir waxaa ka mid ah arday Soomaaliyeed.
Remove ads
Sidoo Kale Fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads