Gebze
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Gebze (Af Carabi : ar; Ku dhawaaqa Af-Turki: [ˈɟebze] , Magacyadii hore loogu aqoon jiray Dakibyza iyo Libyssa) waa magaalo ku taalo gobolka Kocaeli ee dalka Turkiga. Gebze waxay masaafo dhan 48km u jirtaa caasimadda Istanbuul waxaana ku nool dad ku dhow nus malyuun. Gebze waxay saarantahay gacanka İzmit ee Badda Marmara, waana magaalo aad ugu hormarsan dhanka Warshadaha iyo Tiknoolojiyadda.
Remove ads
Muqaalka
- Masjidka Çoban Mustafa Pasha
- Matxafka Osman Hamdi Bey
- Qalcadda Eskihisar
- Darjiinaha Hannibal
- Jaamacadda Booli-Tikniko ee Gebze
- Kooleejka TEVİTOL
Magaalooyinka la mataanka ah
Bishii Nofeember 2014kii, waxaa wada hadal lagu mataanaynayo magaalada Garoowe ee Soomaaliya iyo Gebze oo Turkiga ku taalo yeeshay dawladaha hoose ee labada magaalo.[2]
Sidoo Kale Fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads