Aroor
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Aroor (Af Ingiriis : dawn; Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano Hiir, Hiiro iyo Alaseey, waa xiliga ka horeeya cadceed soo baxa oo mugdigu sii dhamaanayo iftiinkuna wali si fiican u soo bixin, waana waqtiga la tukado Salaada subax.


Guud ahaan, aroortii waa wakhtiga waagu dilaaci rabo ama uu dilaaco ilaa iftiina qoraxdu soo hilaacayo.[1][2] Intaas waxaa dheer, wakhtiga aroortu way kala duwan tahay xilliyada sanadka taasi oo keenta in wakhtiyada qaar sida jiilaalka aroortu soo habsaanto halka wakhtiga gu'ga aroortu horay u timaado.[3][4]

Remove ads
Sidoo kale eeg
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads