Boqortooyadii Darawiish

From Wikipedia, the free encyclopedia

Boqortooyadii Darawiish
Remove ads

Boqortooyada Daraawiish ama Dawlada Daraawiish (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : Dervish state) waxay ahayaayeen saxiix-diidayaasha boqortooyada Diiriye Guure ee magangalka diiday ee dhulka SSC-Khatumo. Halabuurkeed waxaa lahaa waraaqda iclaanta aaya ka talinta uu qorey Emiirka ee ahaa Sayid ina Abdulle Xasan, oo dhulka Ciid-Nugaal dawlad nooc gumeysi-diid ah ku faafiyey Dareemocaddo oo jiray 1895kii ilaa 1920gii, dhulkii beelaha Dhulbahante,[1] [2] deegaano ka mid ah beelaha saxiix-la'aan, heshiis-la'aan ama balanqaad-la'aan ahaa dhanka gumeysiga, iyo meelaha ay ku dhaqan yihiin. Ismaamulkan waxaa aasaaskiisa lahaa bulshada Dhulbahante[3] iyo Sayid Maxamed Cabdulle Xassan, oo ahaa hogaamiye diineed, abaanduulihii ciidamada Daraawiishta, hogaamiye bulsho iyo gabayaa caan ka ahaa geyiga Soomaaliyeed oo dhan.[4][5][6] Diiriye Guure wuxuu ahaa boqorka Dhulbahante iyo boqorka Darawiish.

Quick Facts Darawiish KingdomBoqortooyada Darawiish, Luqadaha rasmiga ah ...
Remove ads

Hordhac

Dowladii boqortooyada ee Daraawiishtu waxay halgan xornimo doon ah la galeen dhamaan gumeystihii dhulka joogay wakhtigaasi oo ugu horeeyay Ingiriis oo heystay gobolada Waqooyiga iyo Talyaaniga oo ka ariminayay gobolada koonfureed. After a quarter of a century of holding the British at bay, the Dervishes were finally defeated in 1920. Xarunta daraawiish wuxuu ku yaali jirey waqooyada dhulbaxsinta, gar ahaan Buuhoodle (1897), Taleex (1910) iyo Jidali (1920). Waxay waliba ahayd dhaqdhaqaaq oo horjeeday gumeysiga dawladaha reer Galbeed. Hoogaamiyaha ciidanka Daraawiish wuxuu ahaa Ismaaciil Mire. Abaanduulkii guud ee Darwiish na wuxuu ahaa Ismaaciil Mire. Dhiirigelinka bulshada Darwiish na wuxuu ahaa Ismaaciil Mire. Ismaamulkan waxaa aasaaskiisa lahaa Sayid Maxamed Cabdulle Xassan, oo ahaa madaxa qusuusiga iyo madaxa dawlada.[7][8][9]

Remove ads

Caasimadda

Caasimadda koowaad waxay ahayd Dareema Caddo, Buuhoodle; ta labaad na Buuhoodle, Qoob Fardood (1896 ilaa 1899). Caasimadda labaad waxay ahayd Lassader (1900 ilaa 1904). Caasimadda saddexaad ee dirir ah, waxay ahayd Halin (1908 ilaa 1909). Caasimadda afaraad waxay ahayd Taaleex (1910 ilaa 1920).

Dilkii Corfield

Corfield waxaa dilay Xirsi Cartan Boos.

Heshiiskii Illig

Heshiiskii Illig waxay dhacday 1905kii.

Kooxaha

Thumb
kooxaha

Sawirro

Thumb
Garaadada gaanaha ee Darwiish.

Asalka

Thumb
Sanabka Diiriye Guure.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads