Cillaan
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Cillaan ama liin (Af Ingiriis : Orange; Af Carabi : ar) waa midabka u dhexeeya casaanka iyo huruuda, waana midab la sameeyo wakhtiga wax la rinjiyeeynayo. Magaca midabkan waxaa laga keenay khudaarta liinta. Dhaqanka deegaano badan oo caalamka ah waxaa midabka liiniga loo yaqaanaa mid u taagan ku qanacsani, saa'id, dab (olol), halis, xarakaad adag, tijaabo iyo iskafiirin, xilliga dayrta, iyo waxyaabo kale. Laakiin meelo kale oo ka mid ah qaarada Aasiya midabkan wuxuu astaan u yahay diinta Budhaha iyo Hindisamka.[1]
Guud ahaan, midabka cillaanta ah waxaa loogu magac-daray midabka liin macaan bislaatay (taasi oo ah midab huruud iyo casaan khafiif ah).[2]
Remove ads
Sida Dabiiciga iyo Dhaqanada
- Dundumo ku taala beerta Arches National Park, Utah, Maraykanka
- Sacfaranka loo isticmaalo in lagu midabeeyo xawaashka
Wakhtiyadii hore ee wadanka Masar, khubarada farshaxanku waxay aad u isticmaali jireen midab u eg liiniga oo lagu magacaabi jirey "realga" kaasi ooy ku sharaxi jireen qabriyada iyo meelaha ugu fiican qariga boqortooyada.
- Dad ka mid ah Masaaridii hore oo is mariyay midabka liiniga
- Mid ka mida macdanta lag sameeyo midabka liiniga
- muuqaal qarnigii 12aad
- Alwaaxyo lagu midabeeyay oranjiga
- Gasiiradaha Muhu, Estoniya waxaa caan ku ah midabkan
Remove ads
- Muuqaalada Liiniga
Noocyo Ka Mida Liiniga
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads