Kalandarka Islaamka

Maalintiriska hijriga From Wikipedia, the free encyclopedia

Kalandarka Islaamka
Remove ads

Kalandarka Islaamka (Af Ingiriis : Islamic calendar, Muslim calendar, ama Hijri calendar; ويم هجري}} at-taqwīm al-hijrī) (Cilmi Fallag ahaan loo yaqaano: Anno Hegirae ama AH) waa maalintiriska (Kalandarka) bulshada Islaamka kaasi oo loo yaqaano Hijri. Si la mid ah kaalandarhjknhuk sanadka Hijriga ah waa labo iyo toban bilood kuwaasi oo leh 354 ama 355 maalmood (cisho).

somaliland 
Thumb
Isticmaalka Maalintiriska (10 Rajab 1428 / 24 July 2007)

Kalandarka Hijriga ah waxaa laga isticmaalaa wadamo badan oo Islaam ah, waxaana dadka Muslimka ah ku xisaabshaan isla markaana kala socdaan bilaabida bisha barakaysan ee Ramadaan, soo gudashada waajibaadka Xajka, iyo Ciidaha.

Remove ads

Taariikhda Hijriga

Taariikhda sanadka Hijriga ah wuxuu bilaabmey sanadkii 622 C.D taasi oo ku beegan wakhtigii Nebi Muxamed (N.N.K.H) iyo asxaabtiisa u hijroodeen magaalada Medina waxaana alifey kalaandarka islamka saxaabigii cumar binu khadaab radiyallahu canhu ayagoo ka soo qaxay Makka.[1]

Bilaha Hijriga

Afar ka mid ah bilaha Hijriga waxaa loo yaqaana kuwo barakaysan, sababtoo ah waa billo aad muhiim ugu ah taariikhda Islaamka. Afartaasi bilood waa: Rajab (bisha 7aad), iyo sadex bilood oo ku xiga Dū al-Qa‘dah (bisha 11aad), Dul al-Ḥijjah (bisha 12aad) iyo Muxarram (bisha 1aad).[2]

More information Tiro, Magac ...
Remove ads

Sidoo Kale Fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads