From Wikipedia, the free encyclopedia
Seerbiya (sr: Србија) ama Jamhuuriyadda Seerbiya waa wadan ku yaala koonfurta qaarada Yurub. Seerbiya markeeda hore wuxuu ahaa wadan xor ah, wuxuuna mar la midoobay dowladii ladhihi jiray Yugoslaafiya, hadana wuxuu la midoobay wadanka Moontenegro, waxayna kala go'een 2006dii. Wadanka Seerbiya iyo wadanka Kosofo waxay kala go'een 2008dii.Seerbiya waxay maanta leedahay maamul goboleed oo la yiraahdo Vojvodina. Caasimada wadanka Seerbiya waa Belgaraad.
Republic of Serbia Република Србија (Af-Seerbiyaan) Republika Srbija (Af-Seerbiyaan) |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
Heesta qaranka: "Боже правде" / "Bože pravde" (Af Ingiriis : "God of Justice") |
||||||
Location of Serbia (green) and the disputed territory of Kosovo (light green) in Europe (dark grey).
|
||||||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Belgaraad | |||||
Luqadaha rasmiga ah | Serbian | |||||
Qaybaha qoomiyedaha (2011) |
|
|||||
Dadka | Serbian | |||||
Xukunka | Unitary parliamentary constitutional republic |
|||||
- | President | Aleksandar Vučić | ||||
- | Prime Minister | Miloš Vučević | ||||
Sharci dejinta | National Assembly | |||||
Formation | ||||||
- | Medieval principality | late 8th century | ||||
- | Medieval kingdom/empire | 1217/1346 | ||||
- | Ottoman conquesta | 1459–1556 | ||||
- | Principality of Serbia | 1815 | ||||
- | Internationally recognized | 1878 | ||||
- | National unification | 1912–1918 | ||||
- | Independent republic | 5 June 2006 | ||||
Baaxad | ||||||
- | Including Kosovo | 88,361 km2 (111th) 34,116 sq mi |
||||
- | Excluding Kosovo | 77,474 km2 (29,913 sq mi)[1] | ||||
Tirada dadka | ||||||
- | 2017 qiyaasta | 7,040,272 (excluding Kosovo) [2] (104th) | ||||
- | Mugga Dadka | 91.1/km2 (121th) 211/sq mi |
||||
Wax soo saar (PPP) | 2018 qiyaastii | |||||
- | Guud ahaan | $112.475 billion[3] (78th) | ||||
- | Qof qof | $16,063 (excluding Kosovo)[3] (83rd) | ||||
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) | 2018 estimate | |||||
- | Guud ahaan | $42.378 billion[3] (86th) | ||||
- | Calaa qof | $6,052 (excluding Kosovo)[3] (88th) | ||||
Qaybsiga (2013) | 29.6[4] (low) | |||||
Kobaca (2015) | Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.776[5] (high / 66th) | |||||
Lacagta | Serbian dinar (RSD ) |
|||||
Waqtiga | CET (UTC+1) | |||||
- | Xagaa (DST) | CEST (UTC+2) | ||||
Wadista Baabuurta | right | |||||
Thiinada telka | +381 | |||||
Furaha Internetka |
|
|||||
a. | From the fall of Smederevo until conquest of Belgrade, Mačva and Vojvodina |
Dalalka Yurub | |
---|---|
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.