Hiir

From Wikipedia, the free encyclopedia

Hiir
Remove ads

Hiir (Af Ingiriis : twilight; Af Carabi : ar) waa wakhtiga maalintii ee ku beegan goorta ay cadceed soo baxays oo mugdigu sii dhamaanayo iftiinkuna wali si fiican u soo bixin, waana waqtiga la tukado Salaada subax.

Thumb
Wakhtiga hiirta aroortii

Guud ahaan, hiirtu waa wakhtiga waagu dilaaco laakiin weli iftiina qoraxdu soo bixin.[1][2] Intaas waxaa dheer, wakhtiga aroortu way kala duwan tahay xilliyada sanadka taasi oo keenta in wakhtiyada qaar sida jiilaalka aroortu soo habsaanto halka wakhtiga gu'ga aroortu horay u timaado.[3][4]

Remove ads

Muuqaal

Sidoo kale eeg

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads