Kuliyada Tababarka Macalimiinta

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Kuliyada Tababarka Macalimiinta

Quick facts Jaamacada Camuud Amoud Universityجامعة عمود, La Aasaasay ...

Kuliyada Tababarka Macalimiintu (ingiriis: Teacher Training Program) waa tabobar iyo waxbarasho labo sano ah ooy Jaamacadda Camuud siiso macalimiin iyo arday laga soo xulo deegaano badan oo kala duwan oo ka mid ah Somaliland iyo Puntland. Dhinaca kale, sanadkii 2003da Jaamacada Camuud oo kaashanaysa hay'adaha EC, DANIDA, iyo CfBT ayaa waxaa la bilaabay tababar macalimiinta oo ah labo sano diploma, kuwaas oo laga soo xulayo deegaanada Somaliland iyo Puntland. Dibloomkan labada sano ah ooy maalgeliyaan hay'adaha EC, DANIDA, iyo CfBT ayaa waxa jaamacadu ku tababartaa ardey 300 kor u dhaafaysa kuwaas oo jaamacadu dejiso aqalo ay u kireeysay isla markaana maamusho noloshooda iyo waxbarashadooda.[1][2]

Remove ads

Qoraalo La Mid ah

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads