RPD (qori)

From Wikipedia, the free encyclopedia

RPD (qori)
Remove ads

RPD soomaalidu ugu dhawaaqdo (Aar Bee Dee) ama Qasnad Canjeero (Af-ruushручной пулемёт Дегтярёва Af Ingiriis : RPD machine gun) waa qori gacmeed darandoori u dhaca cabirkiisu yahay 7.62mm, waxaa sameeyay midowgii sofiyet ninka la oran jiray Vasily Degtyaryov.
qorigaan ayaa qaata silis iyo qasnad, wuxuuna ka horeeyay Daba jeexa, soomaalida qayb ka mida ayaa u yaqaana Qasnad Canjeero.

Thumb
LMG-RPD-44
Thumb
Askari marins ah 
Thumb

Remove ads

Wadamada adeegsada

Remove ads

Sidoo kale aqri

Xigasho

Tixraac

Xiriiriye dibadeed

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads