SSC (Waqooyi)

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

SSC ama waa meesha ka salaysan Sool, Sanaag iyo Cayn ee ah hoggaanka hadbaadinta iyo mideynta Maakhir iyo Khaatumo ee cidhifyada Marinka qorilugud meel aan somaliland ahyne xukumi mayso weligeedna xorobi mayso ssc wa qayb kamid ah somaliland

Quick Facts Magaalada uguwayn, Luqadaha rasmiga ah ...
Remove ads

Taariikh

Thumb
Calankii hore
Thumb
Calankii hore

Caasimadeyda waxay ehayd Buuhoodle ama Las Anod. Waxay ahayd jabhad iyo maamul oo ka soo horjeedo maamulada la dariska ah, gaar ahaan maamulka puntland iyo somaliland oo ah maamul gooni isu taag. SSC waxee ka koobantahay gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. Maamulkaan runtii waa maamul wadani ah oo leh taariikh aad u dheer, dhulka maanta loogu yeero SSC waxee markeeda hore eheed dhulkii USP. Waa jabhad iyo maamul oo wadani ah oo aad u taageerto midnimada shacabka soomaaliyeed.Shacabka SSC waxee mararka qaar maamul ahaan hoostagaan Maamulka Puntland.

Remove ads

Taariikhda SSC

Taariikhda SSC waxee raacsantahay taariikhdii USP oo ah taariikh aad u dheer, waa marka loo fiiriyo deegaanada ee ka koobantahay SSC.Magaca SSC waxaa la abaabulay wixii ka danbeeyay burburkii dowladii dhexe, waana magac ee soo alifeen dadka u dhashay deegaanada SSC, waa mid lagu abaabulay sidii shacabka deegaanadaas loo badbaadin lahaa loona mideyn lahaa.Dadka qaarkood waxee SSC u maleeyaan in ee tahay Ciidamo difaacaayo deegaanada SSC oo kaliya, balse run ahaantii SSC waxaa la isku dhahaa dhamaan shacabka degan gobolada ee ka koobantahay SSC, iyo ka dib, dallacsiiyaasha Darawiish oo ka kooban ciidanka Falaaluug. Abuuridda waxay ku dhisneyd dawladda Darawiish iyo xuduudkii 1908.


More information Maamul Goboleedyada Soomaaliya ...
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads