From Wikipedia, the free encyclopedia
İzmir (Af Carabi : ar; (Ku dhawaaqa Af-Turki: [ˈizmiɾ] ) waa magaalo taariikhi ah oo ku taalo Galbeedka dalka Turkiga. İzmir waxa ay ku taalaa xeebta Badda Iija waana magaalada seddexaad ee ugu weyn uguna dadka badan guud ahaan dalkaasi. Magaaladani waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu faca-weyn guud ahaan dunida waxaan la hayaa taariikhda magaalada 6000 sano ee ugu danbaysay. Hadda waa caasimadda Gobolka İzmir waana magaalada ugu casrisan guud ahaan Turkiga marka laga yimaado Istanbuul.
İzmir | |
---|---|
Magaalada İzmir | |
Kor kasoo bilow dhanka bidix ilaa hoos dhanka midig: Degmada Konak, Sarta Taariikhiga ah ee Asansör , Fagaaraha Pasaport, Jardiinaha Gündoğdu, Sarta Caanka ah Saacadda İzmir ee ku taalo Fagaaraha Konak, Magaalada oo kor laga sawiray, Degmada Karşıyaka. | |
Wadanka | Turkey |
Gobolka | İzmir |
La helay | 6000 C.H (8024 sano) |
Ismaamulka | 1389 (634 sano) |
Degmo | : Karşiyaka, Bornova, Konak, Balçova |
Dowlada | |
• Nuuca | Golaha Degmada |
• Body | İzmir Metropolitan Municipality |
• Duqa magaalada | Aziz Kocaoğlu (CHP) |
Area | 7,340.00 km2 (2,833.99 sq mi) |
Joogga | 2 m (7 ft) |
Tirada dadka | 2,847,691 |
• Cufnaanta dadka | 855.00/km2 (2,214.4/sq mi) |
Aag saacadeed | UTC+2 (EET) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (EEST) |
Boostada | 35xxx |
Furaha | (+90) 232 |
Licence plate | 35 |
Website | www.izmir.bel.tr www.izmir.gov.tr |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.