Qureebaad

From Wikipedia, the free encyclopedia

Qureebaad
Remove ads

Laxoox (Af Carabi : ar, Af Balkan: revani ama ravani, Af Ingiriis : Basbousa) waa cunto fudud oo laga diyaariyo daqiiq cad, khamiir, biyo, sonkor, milix la isku dhex laaqay; taasi oo laga cuno deegaanda Jabuuti, Soomaaliya, iyo Yemen. Sidoo kale qureebaadku wuxuu caan ka yahay deegaano ka mid ah Geeska Afrika, Bariga Dhexe iyo Balkans[1][2][3]

Quick Facts Magac kale, Nooca ...


Remove ads

Diyaarinta Qureebaadka

Qureebaadka waxaa laga diyaariyaa daqiiq lagu qasay fixiso, khamiir, biyo diiran, yeast iyo milix taasi oo si fiican loo garaaco (tumo) si ay iskudhexgalaan iskudarkaasi, ka dib meel la dhigo mudo saacado ah si ay u khamiirto.[4] Sida ugu badan daqiiqda laga diyaariyo laxooxda waxaa laga sameeyaa garowga.[5]

Laxooxda waxaa lagu dubaa bir wareegsan oo loogu talogalay taasi oo loo yaqaano daawo. Wadanada qaar, gaar ahaan qurbaha waxaa la isticmaala maqle.

Remove ads

Isticmaalka

Sida caadiga ah, laxooxdu waxay ka mid tahay qureec iyo cashada meelo badan oo dadka Soomaalidu ku dhaqan yihiin. Waxaa laga yaabaa in dadka qaar xataa ku qadeeyaan laxooxda. Sidoo kale, loxooxda waxaa lagu darsadaa subag, malab ama suugo iyo koob shaah ama bun ah. Laxooxda la cuno wakhtiga qadada waxaa lagu darsadaa suugo ama maraq.[6]


Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads