ISO 3166-2

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

ISO 3166-2 Waa fure magacyada dalalka iyo meelaha oo ay soo gudbiyeen Ururka caalamiga ah ee halbeegyada. Marki ugu horraysay waxaa la soo gudbiyay sannaddii 1998. ISO 3166-2 lagana soo qaatay Liiska dalalka hadba halbeeg caalamiga ah ee ISO 3166-1.

Waxa uu ka koobanyahay dalalka oo kaliya.

Magacyada dalalka iyadoo la soo gaabiyay

More information Entry (click to view codes), Country name ...
Remove ads

Isbedellada

ISO 3166/MA horumarin iyo wax ka bedel ISO 3166-2 Marka ay tahay lagama maarmaanka, waxaa lagu soo gudbinayaa ogaysiiska wararka Newsletter.[1]

Waxaa soo maray ISO 3166-2 11 tan iyo intii la sameeyay isbedel ah, 9 caadi ah, 1 asaasi ah ee 2007 iyo 1 caadi ah kaddib wax ka bedelkii asaasiga.

Xogta

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads