Aamina

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Aamina, Aamino (ingiriis: Amina; carabi: ﺁﻣﻨﺔ, Aaminatu, "ʼĀminah", “Aaminah”; Faransiis: Amena) waa magac asal ahaan af-Carabi ah oo macnihiisu tahay “la aaminey” iyo “la fahemey”.

Aamina

Sharaxaad badan iyo faahfaahin magacyada, fadlan fiiri Jadwalka Magacyada.

Aamina waxaa loo bixiyaa dhediga iyo dumarka dadka.


Dadka Caanka ah ee Magacan

saynisyahan Ameerikaan ah.

Jadwalka Magacyada

Sharaxaad badan iyo faahfaahin magacyada, fadlan fiiri Jadwalka Magacyada.

Magacyada dadka Soomaalida ah iyo kuwa dadka Islaamka ahi aad ayay u badan yihiin, boqolka magac ee ugu muhiimsan isla markaana loogu isticmaalka badan yahay waxaa ka mid ah:

More information Tiro, Magac ...
Remove ads

Qoraalo La Mid Ah

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads