Magaca Muuse
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Muuse Muusa[1] (ingiriis: Moses; Musa; carabi: ﻣﻮﺳﻰ, Mūsā, loogu dhawaaqo: "Muusa", sidoo kale: Moše, "Mose"; Luuqada Tiberiyaanka: Mōšéh; loogu dhawaaqo: "Moose" ama "Moseh"; Hebrew: מֹשֶׁה, loogu dhawaaqo "Mosheh"; Hebrewga Cusub: Moshe, loogu dhawaaqo "Mooshe"; Af-Faarsi: ܐܫܘܡ, Moushe, loogu dhawaaqo: "Muushe")<ref>"ingiriis: Moses; Musa; carabi: ﻣﻮﺳﻰ, Mūsā, loogu dhawaaqo: "Muusa", sidoo kale: Moše, "Mose"; Luuqada Tiberiyaanka: Mōšéh; loogu dhawaaqo: "Moose" ama "Moseh"; Hebrew: מֹשֶׁה, loogu dhawaaqo "Mosheh"; Hebrewga Cusub: Moshe, loogu dhawaaqo "Mooshe"; Af-Faarsi: ܐܫܘܡ, Moushe, loogu
- Kani waa maqaal ku saabsan magaca Muuse ee raga loo bixiyo. Haku khaldin Nebi Muuse.
Remove ads
- Sharaxaad badan iyo faahfaahin magacyada, fadlan fiiri Jadwalka Magacyada.
Magacyada dadka Soomaalida ah iyo kuwa dadka Islaamka ahi aad ayay u badan yihiin, boqolka magac ee ugu muhiimsan isla markaana loogu isticmaalka badan yahay waxaa ka mid ah:
- Ayuub
- Aadam
- Axmed
- Aamina
- Aadan
- Abu Baker
- Aasiya
- Abiib
- Cali
- Canab
- Ciise
- Cumar
- Cabdi
- Cabdi Raxmaan
- Cabdi Raxiim
- Cabdi Qani
- Cabdi Rasaaq
- Cabdi Maalik
- Caynaan
- Daa'uud
- Dudub
- Geedi
- Foosiya
- Faarax
- Khadar
- Khadra
- Ibraahim
- Ismaaciil
- Ilyaas
- Iqbaal
- Idil
- Idiris
- Hibo
- Hodan
- Huud
- Luul
- Maxamed
- Muxumed
- Maxamuud
- Maryam
- Maslax
- Mowliid
- Raage
- Samatar
- Muuse
- Nuux
- Safiya
- Saynab
- Siraad
- Sacaada
- Suleekha
- Sacdiya
- Saalax
- Shuceyb
- Suleymaan
- Yuusuf
- Yaxye
- Yacquub
- Yoonis
- Xareed
- Xuseen
- Xasan
- Warfaa
- Waaberi
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads