Austin

From Wikipedia, the free encyclopedia

Austin
Remove ads


Awstin, Tegsas, Austin ( / tɨn/ , / tɨn/ or / tɨn/ ) waa magaalo-madaxda iyo caasimada gobolka Texas, iyo fadhiga dowlada ee Degmada Travis . Magaalda Awstin waxay ku taalaa badhtamaha gobolka Tegsas waana mida 11aad ee ugu shacabka badan iyo tan 4aad ee ugu bulshada badan gobolka Tegsas iyo koonfurta Maraykanka. Magaalda Awstin waa mida sadexaad ee ugu koritaanka badan wadanka laga soo bilaabo sanadkii 2000 ilaa 2006.[4] Intaas waxaa u dheer, Austin waa caasimada labaad ee ugu balaadhan wadanka Mareykanka. Kaliya waxaa ka balaadhan caasimada Phoenix, Arizona[5] Tirokoob la sameeyay Luulyo 1, 2014 ayaa lagu ogaaday in caasimada Austin leedahay bulsho dhan 912,791. Caasimadani waa xarun ay ku xidhan yihiin bulsho balaadhan oo gaadhaysa 1,883,051 (tirokoob 2013) waa marka la xisaabiyo Austin iyo nawaaxigeeda ama deegaanada la isku yidhaahdo Austin metropolitan.

Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Austin, Texas, Maraykanka. Haku khaldin Degmada Austin
Quick Facts Awstin, Tegsas, Wadanka ...



Remove ads

Muuqaalka Awstin

Thumb
Dhismayaasha dhaadheer ee Austin, TX kuwaaso ka muuqda qora0x soo bax Zilker Park.
Thumb
Dhismaha 360 Condominiums Tower

Magaalooyinka Maraykanka


More information Magaalooyinka Maraykanka ...


More information Gobolada Maraykanka ...
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads