Rochester

From Wikipedia, the free encyclopedia

Rochester
Remove ads

Rojester, Rochester waa magaalo ku taala gobolka Minnesota ee wadanka Maraykanka, iyo fadhiga dowlada degamada Olmsted County ee waqooyiga Minnesota. Magaalada Rojester waxay dhacdaa koonfurta Webiga Zumbro, waxaana ku dhaqan shacab gaadhaya 106,769 taasi oo ku salaysan tiro-koob dowlada Maraykanku samaysay sanadkii 2010ka.[6]

Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Rojestar ee gobolka Minnesota, Maraykanka.
Quick Facts Rojester, Minnesota, Wadanka ...

Tiro-koob kale oo la sameeyay sanadkii 2014ka waxaa lagu ogaadey in shacabka Rojester aad u koreen kuwaasi oo gaadhay 111,402. Magaalada Rojester waa magaalada 3aad ee ugu dadka badan gobolka Minnesota, waxa ka horeeya kaliya Minneapolis, Saint Paul iyo Bloomington. Waxaana Rojester gaadhaa ilaa 211,853 shacab ah marka lagu daro nawaaxigeeda iyo degmooyinka hoos gala.[4]

Remove ads

Taariikhda

Thumb
Dhismaha Haalka Caasimada ee qadiimiga ah

Magaalada Rojester waxaa rukunada loo taagay markii ugu horeeysay sanadkii 1855.[7] Wakhtigaasi ooy ka dhex aasaasantey deegaano u dhexeeya Saint Paul, Minnesota, iyo Dubuque, Iowa. Sanadkii 1860kii waxaa soo gaadhay magaalada Rojester wadada tareenka, taasi oo keentay tiro badan oo dad ah ineey soo dagaan magaalada. Sidoo kale waxaa wakhtigaasi timiday fursad ganacsi iyo dhaqaale soo jiitay dad badan.

Deegaanka magaaladan waxaa loogu magac daray magaalda Rochester, New York.[8]


Remove ads

Muuqaalka Magaalada

Thumb
Muuqaalka farasmagaalaha magaalada Rojester, Minnesota


More information Faahfaahin Cimilada Rochester, Minnesota, Bilaha ...
Remove ads

Magaalooyinka Maraykanka


More information Magaalooyinka Maraykanka ...


More information Gobolada Maraykanka ...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads