Bloomington, Minnesota
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Buluumington, Bloomington waa magaalo ku taala gobolka Minnesota ee wadanka Maraykanka, taasi oo ka tirsan degamada Hennepin County, Minnesota ee badhtamaha Minnesota. Magaalada Bloomington waxay dhacdaa koonfurta caasimada Minneapolis, galbeedka magaalada Saint Paul; waxayna ka mid tahay metropolitanka la isu yidhaahdo Minneapolis-Bloomington-St. Paul ee ugu shacabka badan gobolka Minnesota. Magaalada Bloomington waxay leedahay shacab dhan 86,314 sida lagu sheegay tiro koob dowlada Maraykanku sameysay sanadkii 2010ka.
- Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota, Maraykanka.
Remove ads


Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads