Arkansas
From Wikipedia, the free encyclopedia
From Wikipedia, the free encyclopedia
Arkansas ( i/ ənsɔː/ ) waa gobol dhaca deegaanada koonfureed ee wadanka Maraykanka.[7][8] Magaca gobolkan waxaa laga keenay luuqada Siouan ee dadka asal ahaan loogu tegay deegaankaasi ee Quapaw.[9] Gobolka Arkansas wuxuu leeyahay deegaan kala duwan oo leh buuro, dhul joogiisu hooseeyo, keymo, dhul aad u daaq badan iyo meelo badan oo lamadegaan ah. Sidoo kale gobolku wuxuu leeyahay webiyo waawayn ooy ka mid yihiin Webiga Mississippi iyo Webiga Arkansas Delta.
Gobolka Arkansas | |||||
---|---|---|---|---|---|
| |||||
Naaneys: Gobolka Dabiiciga (hada) Dhulkii Fursada (wakhti hore) | |||||
Halkudhig: Regnat populus (Latino: Xukunka Dadka) | |||||
Heesta Gobolka: "Arkansas", "Arkansas (Waad igu weeyntahay)", "Oh, Arkansas" iyo "Socdaaga Arkansas" | |||||
Luuqada Dowliga | Ingiriis | ||||
Bulsho | Arkansan Arkansawyer[1] | ||||
Magaalo-madax | Little Rock | ||||
Caasimada ugu weyn | Magaalo-madax | ||||
Metropolitan | Little Rock Metropolitan Area | ||||
Deegaanka | Baaxada 29aad | ||||
• Wadar | 53,179 sq mi (137,733 km2) | ||||
• Balac | 239 miles (385 km) | ||||
• Dherer | 261 miles (420 km) | ||||
• % biyo | 2.09 | ||||
• Lool | 33° 00′ N ilaa 36° 30′ N | ||||
• Dhigo | 89° 39′ W ilaa 94° 37′ W | ||||
Bulshada | Heerka Bulshada 32aad | ||||
• Wadar | 2,966,369 (2014 qiyaas)[2] | ||||
• Cufnaanta | 56.4/sq mi (21.8/km2) Tirada Dadka 34aad | ||||
• Dhaqaalaha | $40,531 (48aad) | ||||
Jooga | |||||
• Barta ugu sareysa | Buurta Magazine[3][4][lower-alpha 1][lower-alpha 2] 2,753 ft (839 m) | ||||
• Dhexdhexaad | 650 ft (200 m) | ||||
• Barta ugu hooseysa | Webiga Ouachita halka uu kaga darsamo Louisiana[4][lower-alpha 1] 55 ft (17 m) | ||||
Gobolnimada Ka Hor | Deegaanada Arkansas | ||||
La Midoobay Wadanka | Juun 15, 1836 (25aad) | ||||
Badhasaabka | Asa Hutchinson (Jamh) | ||||
Gudoomiyaha Gobolka | Tim Griffin (Jamh) | ||||
Xeerdejinta | Golaha Guud | ||||
• Golaha Guurtida | Golaha Guurtida | ||||
• Aqalka Hoose | Aqalka Wakiilada | ||||
Xubnaha Guurtida | John Boozman (Jamh) Tom Cotton (Jamh) | ||||
Aqalka Wakiilada | 4 Jamhuuri (diiwaan gashan) | ||||
Soonka Wakhtiga | Central: UTC −6/−5 | ||||
ISO 3166 | US-AR | ||||
Loo soo gaabiya | AR, Ark. | ||||
Website | www.arkansas.gov |
Magaalooyinka Maraykanka | |
---|---|
Atlanta · Austin · Boston · Baltimore · Bloomington · Kolumbus, Ohio · Chicago · Dallas · Denver · Detroit · Houston · Honolulu · Kansas City · Los Angeles · Las Vegas · Memphis · Miami · Minneapolis · New York · Nashville · Oakland · Omaha · Orlando · Phoenix, Arizona · Portland · Philadelphia · Rochester · San Antonio · Saint Paul · San Diego · Seattle · San Fransisko · Washington D.C |
Gobolada Maraykanka | |
---|---|
Alabama · Alaska · Arizona · Arkansas · Delaware · Florida · Fermont · Firjiniya · Houston · Gobolka Joorjiya · Gasiirada Rhode · Galbeedka Firjiniya · Hawaii · Idaho · Illinois · Indiana · Iowa · Kansas · Kentucky · Kalifornia · Kolorado · Konektikat · Koonfur Karolina · Koonfur Dakota · Louisiana · Maine · Maryland · Massachusetts · Mishiigan · Minnesota · Mississippi · Missouri · Montana · Nebraska · Nevada · Hampshire Cusub · Jersey Cusub · Meksiko Cusub · New York (gobol) · Ohio · Oklahoma · Oregon · Pennsylvania · Tennessee · Tegsas (Texas) · Utah · Wyoming · Washington (gobol) · Waqooyi Karolina · Waqooyi Dakota |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.